Posts

Tobanka saxabii ee janada loo gubishaareyay

Image
  Sameeyso akoon Qalabkaaga Bogga rasmiga ah ee bulshada Wikipedia Soomaaliga   Facebook     Twitter [ qari ] 10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyay 28 languages Akhri Wax ka badal Wax ka badal xogta Fiiri taariikhda 10 saxaabi ee  Janada  loogu bishaareeyay  ( Af Carabi  :  ar ‎) waa ay leeyihiin muslimiintu, si loo tilmaamo toban saxaabada ka mida rc oo Nabigu scw uu u ballan qaaday in ay Jannada geli doonaan, waana tobanka ugu khayr iyo fadli badan saxaabada, xadiis waxaa jira uu wariyay Cabdi raxamaan bin cawf rc in Nabigu yiri scw : أبو بكر في الجنة، وعمر في الجنة، وعثمان في الجنة، وعلي في الجنة، وطلحة في الجنة، والزبير في الجنة، وعبد الرحمن بن عوف في الجنة، وسعد بن أبي وقاص في الجنة، وسعيد بن زيد في الجنة وأبو عبيدة بن الجراح في الجنة Tobanka Jannada loogu bishaareeyay [ wax ka badal  |  wax ka badal xogta ] Abuu Bakar sidii...